welcome to our WordPress

'' Inta maanku gaajeysan yahay guuli waa weli ''

website-kani wuxuu kaa caawin doonaa sidaad lacag u sameyn lahayd online & offline '' shaqayso adigoo hurda iyo adigoo soo jeeda ''

Card5
Card-1
Group-9279

''Hadraawi''

Waxaan degdeg jeer ku liqay maxay shishe ii damqeen kashayda dalooshadeen muxuu hadba shay dellegan dareensigu soo tuf yidhi

''Gaariye''

Gaariyow amuur culus gaariyow afkala qaad arin waliba meel lehe ami waliba xasuus lehe ayeeyday masbaa cunay aanahay sidaan qabo isticmaarkiiba dilay

''Sh.Mustafe xaaji Ismaciil Haruun''

Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahay yahay markuu Rabbigiina yaqaano, Aakhirana yaqaano aduunkana uu isbadel ka samayn karo

'Mohamed Omer''

Is badal ma baahanahay inagu sida aynu biyo cunto iyo lebis ugu baahanahay ayeynu ugu baahanahay is badal ka kac fadhiga markaa

Our skills

Web Designer 82%
affiliate marketer 58%
Vioce over 87%
social media manager 95%
OIP (3)

Adam Mohamed

ceo

My names Adam Mohamed I am ethically Somali and freelancer our skills include.

 

  1. web develobment
  2. affiliate marketing
  3. socail media manger
  4. vioce over 

Waxaan nahay dad iskood u shaqayeystw ee afka qalaad lagu yidhaa “freelancer” halkana waxaanu ku soo gudbinaa sidii online/offline ay dhalinyarudu lacag u sameyn lahayd oo ay isku filnaan dhaqaale u gaadhi lahaayeen”financial freedom xirfadahan kale hadii aad u baahan tahay in laguu qabto contact-ka nagala soo xidhiidh adeegyada aanu kuu qaban karnanq waxa ka mid ah

 

  1. web development.
  2. socail media marketing
  3. vioce over
Lama helo wadaadow waxaan cidi ku hawshoon!